Day: August 21, 2018
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (21=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Shaafici Yusuf Daahir  iyo Fahad Cabdi.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaarayo duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeyso jaamacaddii hore ee lafoole iyo buundo carbiska ayaa ku waramaya in.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo manta farxadda ciidda la qaatay ciidamada Guutada 14-ka Oktoobar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta farxadda munaasabadda ciidda la qaatay Guutada 14ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed,.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (21-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in la xiray nin sheegtay in uu ka tirsanyahay hay’ayaddan

Muqdisho-KNN-War kasoo baxay hay’adda Nabad sugidda iyo  Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in la xiray nin sheegtay in uu ahaa taliyaha.

Read More
Somali News

Sidee looga ciiday guud ahaan dalka?

Muqdisho-KNN-Maalintii koowaad ee munaasabadda Ciidul Adxaa ayaa maanta si wadajir ah waxaa looga dabaal dagay, caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan gobolada dalka. Ra’iisul.

Read More