Day: August 22, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed iyo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Fanka iyo Farxada Ciidda{22 08 2018}

Moqdisho:-KNN-Barnaamijkan oo ay idaacada Kulmiye baahisay Maalinta Labaad ee Ciidda ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed. Soo jeediyaha barnaamijka:Burhaan.

Read More
Somali News

Dil ka dhacay halka loo yaqaan Beerta Jaadka

Muqdisho-KNN-Labo ruux ayaa dhimatay halka mid kalana uu dhaawacmay halka loo yaqaan Beerta Jaadka, kadib markii uu dadkaa rasaas huwiyay nin hubeysan. Dadka.

Read More
Somali News

Dad rayid ah oo lagu dilay Bakaaraha

Muqdisho-KNN-Koox ku hubeysneed Bastoolado ayaa  Labo qof oo shacab ah waxa ay ku dileen isgoyska bakaaraha ee magaalada Muqdisho sida goobjoogayaal ay KNN.

Read More
Somali News

Duqeyn Shabaab lala beegsaday Jubada Hoose

Kismaayo-KNN-Taliska ciidammada Mareykanka Africa ee “AFRICOM’’ war kooban oo kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ciidamada mareykanka oo kaashanaya kuwa soomaali ah ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (22-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Golaha Abwaanada iyo farxada Ciidda{22 08 2018}

Moqdisho:-KNN-Barnaamijkan oo ay idaacada Kulmiye baahisay Maalinta Labaad ee Ciidda ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah Golaha abwaanada Soomaaliyeed. Soo jeediyaha.

Read More
Somali News

Maalinta koowaad ee ciidda oo maanta laga ciidayo magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay maanta magaalada ka socdaan dabaal degyada Ciidda maalinta koowaad, iyadoo.

Read More
Somali News

Dagaal iyo duqeyn ka dhacday magaalada Marka

Marko-KNN-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn iyo dagaal xalay ka dhacay gudaha magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose,kadib markii ay Al-Shabaab weerar.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (22-08-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More