Day: August 23, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (23-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo Cabdullahi.

Read More
Somali News

Dad rayid ah oo lagu dilay Xudur

Xudur-KNN-Wararka naga soo gaaray qaybo kamid ah gobolka Bakool ayaa sheegaya in rag hubeysan ay laba qof oo rayid ah ku dileyn deegaanka.

Read More
Somali News

Dowlad deegaanka Soomaalida oo yeelanaya calan iyo magac cusub

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida  ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in la badelayo magaca iyo calanka dowlad deegaanka soomaali ,isagoona.

Read More
Somali News

Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga oo maanta xilka la wareegay

Muqdisho-KNN-Taliyaha cusub ee ciidanka xogga dalka ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah xilka taliyenimo kala wareegay talyihii ka horeye C/wali Jaamac Gorod,kadib.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {23-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (23-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Gaari meyd siday oo la rasaaseeyay

Muqdisho-KNN-Wararka inaga soo gaaraya wadada Warshaddaha ee magaalada Muqdisho  ayaa ku waramaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil u geystay qof.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{23-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
News in English

Somalia hires US lobbyists to help get more aid

Mogadishu-KNN-The government of Somalia is paying a US lobbying firm Sh40 million ($400,000) through the end of this year to help it gain.

Read More