Day: August 26, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (26-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Baarlamanka dowladd deegaanka Soomaali galbeed oo ansixiyay madaxweyne Cagjar

Jigjiga-KNN-Kulan maanta baarlamanka dowladd deegaanka ay ku yeesheyn magaalada Jigjiga ayaa waxaa ay ku ansixiyeen madaxweynaha KMG ee dowladd degaanka soomaali galbeed Mustafa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Fanka {26-08-2018}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xaawa Cabdulle.

Read More
Somali News

Hogaamiyihii Daacish ee Afgaanistaan oo weerar cirkaa lagu dilay

Hogaamiyihii Daacish ee Afgaanistaan ayaa weerar cirkaa lagu dilay sabtidii sida aay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka. Abuu Sacad Irhaabi iyo 10.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (26=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdullahi Daahir Cabdi iyo  Axmed.

Read More
Somali News Sports

Kulamo katirsan tartanka Kubadda cagta D/G/banaadir oo laciyaaray.

Muqdisho-KNN-Labo kulan oo ka tirsan tartanka kubada cagta dagmooyinka gobolkan banaadir ayaa galabta la ciyaaray. Garoomada koonis iyo Jaamacadaha ayaa lagu kala ciyaaray.

Read More
Somali News Uncategorized

Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya oo soo saartay digniino

Muqdisho-KNN-Iyadoo maalmahanba shacabka soomaaliyeed ay aad u hadal hayeen nambaro dadka cabsi galinayo kuwaasi oo kasoo wacaya dibada sida la sheegay,ayaa digniin arintaasi.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (26-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Somali News

DEG DEG: Dab xoggan oo ka kacay xaafad kamid ah degmada Hodan

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan gaar ahaan agagaarka isbitaal Digfeer ayaa sheegaya in dab xoggan uu ka kacay goobo ganacsi oo ka.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {26-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More