Day: August 27, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (27-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo dowladda dhaliilay kana hadlay khilaafka madaxda Galmudug

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed ducaalle Geelle (Xaaf) oo baryahaan dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho,ayaa manta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (27=08=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Cabdullahi.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee DDSI oo xabsiga la dhigay

Muqdisho-KNN-Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee xarrunta dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xabsiga loo tabaaxay maanta madaxweynihii ee Gobolka Ismaamulka Soomaalida Cabdi.

Read More
Somali News

Nisa oo sheegtay in ay qabteeyn Dagaalame shabaab ah

Muqdisho-KNN-War kasoo baxay taliska nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ee Nisa ayaa lagu sheegay in ciidammada Amniga howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada.

Read More
Somali News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Stadium Muqdisho

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (27-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
News in English

Sudan intelligence chief visits Mogadishu

Mogadishu–KNN- Sudan intelligence agency chief and leading delegation visits Mogadishu, Somali intelligence agency Twitted on Monday. There has been preparations of welcoming Salah Abdala.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {27-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (27-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More