Day: August 30, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (30-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=08=2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Saciid.

Read More
Somali News

QM oo dalbatay in aanan lagu xadgudbin xuquuqda dadka, iyada oo dagaal looga dhawaaqay dalka Suuriya.

Muqdisho-KNN-Madaxa Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa uqabilsan dalka Suuriya mudane Staffan de Mistura ayaa ugu baaqay dowladda Suuriya iyo kooxaha mucaaradika ahba, in aAnan.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo qof rayid ah ku dilay Suuqa Xoolaha

Muqdisho-KNN-Warar naga soo gaaray xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa ayaa tilmaamaya in Qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaa marayay..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (30-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {30-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (30-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Madaafiic kusoo dhacay Wardhiigleey

Muqdisho-KNN-Warar goordhaw inaga soo gaaray xaafadda Geed-jaceyl ee degmada Wardhiigleey ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa ay kusoo dhaceen hoobiyaaal aan la garan.

Read More
Somali News

Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta hakad galay

Gaalkacyo-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaa uu joogsaday dhaqdhaqaaqii ganacsi, kadib markii dibadbax rabshado wata ay magaalada.

Read More
Somali News

Wiil Bajaajle ah oo lagu dilay Sanca

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan ciidamada Minishiibiyada Soomaaliya ayaa maanta waxa uu ku dilay wiil bajaajle ahaa meel aan sidaa uga fogeyn isgoyska Sanca. Dilka.

Read More