Day: January 8, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (08=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (08=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Maxamed Cali.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (08-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Abdiwali Abuukar.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {08-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (08-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Akhirso:-Madaxweyne Deni oo amarkiisii ugu horeeyay soo saaray.

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkiisi ugu horeeyay saacado kadib markii la doortay. Madaxweyne Deni  ayaa amar.

Read More
Somali News

Reysal Wasaare Kheyrre oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Puntland.

Muqdisho-KNN-Reysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ku guuleestay doorashadii maanta.

Read More
Somali News

Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo goordhaw bilaabaneysa.

Garowe-KNN-Doorashada ku xigeenka Madaxweynaha Puntland ayaa goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garowe, waxaana hoolka hada ku sugan xubnaha tartanka ugu jira Kursigaasi iyo Xildhibaanada.

Read More
Somali News

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweyne Deni.

Muqdisho-KNN-Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, Saciid C/llaahi Deni. Labada Madaxweyne.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo la dhaariyay.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweynaha Puntland kadib markii uu ka guuleestay, Asad Cusmaan.

Read More