Day: January 10, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (10=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Deg Deg:- Dab goordhow ka kacay suuqa Bakaaraha.

Muqdisho-KNN-Dab xoogan ayaa goordhow ka kacay Bartamaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in dabka xoogeysa uu ka socda.

Read More
Somali News

Kalfadhiga Aqalka sare oo maanta la soo xiray.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa galabta soo xiray Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare kadib wareegto ka soo baxday.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (10=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-    Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Axmed Maxamed.

Read More
Somali News

Soomaalind oo si kulul ugu hadashay hadal ka soo baxay madaxweynaha cusub ee Puntland.

Hargeysa-KNN-Kadib markii shalay Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu sheegay in dhulka ay ku dagaalayaan Somaliland iyo Puntland ay si.

Read More
Somali News

Bambaanooyin lagu weeraray Yaaqshiid.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa maanta weerar loo adeegsaday Bambaanooyin waxaa ay ku qaadeen xarunta degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir. Weerarka ayaa la sheegay inuu.

Read More
Somali News

AKHRISO:-R/Wasaare Kheyre oo magacaabay Guddiga Badbaadinta hantida Qaranka

Muqdisho-KNN-R/wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka. Gudiga badbaadinta iyo soo celinta qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (10-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-   Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {10-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (10-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More