Day: January 11, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (11-01-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{11=01=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News

Xilka qaadis lagu sameeyay guddomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka qaran.

Muqdisho-KNN-Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa xilka ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka Guddiga isla mar ahaanta ka saaray xubinnimada. Guddiga Warqad ay soo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed  iyo.

Read More
Somali News

Deg Deg:- Muxaadarada Sheekh Kenyaawi oo baaqatay.

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Muxaadarada Muqdisho ee Shiikh Kenyaawi maanta la baajiyay kadib is buurasho dhacday goobta ay muxaarada ka.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (11=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Ciidamo Gadoodsan oo la wareegay saldhiga Booliska ee Dhuusa Mareeb

Dhuusamareeb-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusa mareeb ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo ciidamadaaasi ay ka mid.

Read More
Somali News

Gudoomiye Shuute oo Sheegay in Daacish ay ka helis badan yihiin Al-Shabaabka

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay mar uu hadlay in sanadka la soo dhaafay kiisaska.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Gabdhaha Da’yarta oo xijaabkii ku badalay maro aan asturneen(Warbixin).

Muqdisho-KNN-Sanadihii Dambe waxaa soo baxay hanaan labis cusub oo gabdha Da’da yar  ay kala soo muuqdeen goobaha Dadku isu yimaadaan, Xarumaha Shaqadda iyo.

Read More
Somali News

Puntland oo Gobalka Bari ka baadi goobaysa Xubnaha ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Puntland ay howlgallo ku baadi goobayaan xubnaha ka tirsan Al-Shabaab iyo Daacish.

Read More