Day: January 12, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (12=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {12-01-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed .

Read More
Somali News

Gudoomiye degmo oo caawa lagu weeraray Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa caawa Bambo gacmeed ku weeraray hoyga uu muqdisho ka degan yahay Mid ka mid gudoomiyaasha Degmooyinka Gobalka Banaadir. Gudoomiyaha la.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (12=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Maxamed Cali.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo todobaadkan xilka la wareegaya.

Muqdisho-KNN-Todobaadkan ayaa lagu wadaa in Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ay xilalka la wareegi.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (12-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali Abuukar.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {12-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (12-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dib u dhaca ku yimid Doorashada Baarlamaanka Soomaaliland.

Hargeysa-KNN-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa si kulul ugu hadlay doorashada Golaha.

Read More
Somali News

Xildhibaan Cabdi risaaq Jindi “Waa sharci daro in nin Ajnabi ah laga dhigo Gudoomiyaha Bandhiga dhexe”

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Cabdi Risaaq Axmed Maxamed Jindi oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay qorsho la sheegay in Bankiga dhexe Gudoomiye.

Read More