Day: January 13, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (13=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo caawa lagu qarxiyay Gobalka Bari.

Boosaaso-KNN-Wararka imaanaya Duleedka Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland lagu qarxiyay Gobalka Bari. Qaraxa oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (13=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed iyo Axmed.

Read More
Somali News

Taliye Indha qarshe oo sheegay in dagaal adag ay la gali doonaan Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa  Shir Jaraaid oo uu  ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu kaga hadlay arrimo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (13-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {13-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (13-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

R/Wasaare Kheyre oo soo afjaray la xisaabtanka Golaha Wasiirada.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa soo gebegebeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo si joogta ah u socday muda shan.

Read More
Somali News

Baydhabo:-Siminaar uu qaban rabay xisbiga Xasan Sheekh oo la joojiyay.

Baydhabo-KNN-Ciidamada Booliska Soomaaliya ee jooga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta is hortaag ku sameeyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga uu.

Read More
Somali News

Xildhibaanada Hirshabelle oo diyaariyay Mooshin.

Jowhar-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in  xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ay Mooshin ka diyaariyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Sheekh Cusmaan Barre.

Read More