Day: January 14, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (14=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda Bangiga Aduunka.

Muqdisho-KNN- Wafdigaan oo ka socday Bangiga Aduunka ayaa kulan la qaatay Wasiirka Maaliyaadda XFS Md C/Raxmaan Ducaale iyagoona ka wada hadlay arimo ku.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (14=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Xuseen Cabdulle Maxamed  Iyo Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare}:-.

Read More
Somali News

Qarax Gaari oo goordhaw ka dhacay Maqaayadda The Village.

Muqdisho-KNN-Qarax ayaa goordhaw ka dhacay maqaayadda The Village qeybteeda ku taala Soobe ee magaalada Muqdisho waxaana Qaraxa ka dib la maqlay rasaas xoog.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (14-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Xafso.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {14-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (14-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo ansixiyay xeerka maamulka Bankiga dhexe.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa buuq iyo sawaxan ku ansixiyay xeerka Maamulka Bangiga Dhexe oo wax ka bedel lagu sameeyay. Ku.

Read More
Somali News

Madaxweyinihii hore ee Puntland oo cafis dalbaday.

Garowe-KNN-Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C-wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Shacabka Puntland waxa uu ka dalbaday in la.

Read More
Somali News

Xiisad u dhaxeyas Al-shabaab iyo Daacish oo ka taagan Bu’aale.

Bu’aale-KNN-Wararka ka imaanaya gobolka Jubada dhexe ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa Al-shabaab iyo Daacish..

Read More