Day: January 15, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (15=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay weerar ka socda Kenya.

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in weerarkii ka dhacay dalkaasi ay ku dhinteen 3 qof, halka Afar kalana.

Read More
Somali News

Ciidamo loo diyaariyay la dagaalanka Shabaab oo dhoolatus ka sameeyay Duleedka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Abaanduullaha Ciidanka XDS S/guuto Odowaa Yuusuf Raage,Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (15=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo.

Read More
Somali News

Daawo:-Khasaaraha ka dhashay weerarka Kenya.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Booliska dalka Kenya ayaa Sheegay in weli uu socdo Howlgalka, islamarkaana kooxdii weerarka soo qaaday ay gudaha ka dagaalamayaan. Tirada dadka ku.

Read More
Somali News

DAAWO:-Sawirada Hoteelkii la weeraray ee magaalada Nairobi ee xarunta Kenya.

Nairobi-KNN-Sawirro horudhac ah oo laga helay Hotelka ay weerarka ku qaadeyn Al-shabaab ee ku yaala magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ayaa muujinaya inuu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo ka badbaaday weerarkii ka dhacay Kenya.

Nairobi-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuu ka badbaaday weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeyn Hoteelka D2 ee ku yaala xarunta.

Read More
Somali News

Faah faahino dheeraad oo laga helaayo Kenyo.

Nairobi-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarkii lagu qaaday Hotelka Dusit oo caan ku ah (D2) oo ku taala magaalada Nairobi ee.

Read More
Somali News

Shabaab oo sheegtay masuuliyada weerarkii galabta ka dhacay Nairobi.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkii galabta ay ku qaadeen hoteel ku yaalo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Afhayeenka al-Shabaab Cabdi Casiis.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (15-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali Abuukar.

Read More