Day: January 16, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (16=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Askar ka tirsan Puntland oo lagu qarxiyay Gobalka Bari

Boosaaso-KNN-Qarax miino ayaa maanta waxaa lala beegsaday Goob lagu shaaheeyo oo ay ku sugnaayeen askar ka tirsan maamulka Puntland,waxaa ayna ku taala tuuladda.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (16=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-   Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo .

Read More
News in English

Somalia is under pressure after expulsion of UN envoy, FM

Mogadishu-KNN- Somalia’s foreign minister ambassador Ahmed Isse Awad told Anadolu news Agency that the country is under pressure in consequence of expulsion UN.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay caleema saarka lafta Gareen

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (16-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Abdiwali Abuukar.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo amarro dul-dhigay Wasiiradii la shaqeyn jiray Madaxweyne Gaas

Garowe-KNN-Saciid C/llaahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta dul-dhigay Amarro Wasiiradii la shaqeynayay Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C-wali Maxamed Cali (Gaas). Madaxweyne.

Read More
Somali News

Wasiir Cawad ” Waxaan ka dhaxalnay cadaadis siyaasadeed cayrintii Haysom”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu ayaa sheegay in cadaadis siyaasadeed oo xoog leh.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {16-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (16-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More