Day: January 17, 2019
Somali News

War deg deg ah:- Suuqyo ku yaalo Afgooye iyo Baydhabo oo caawa gubtay

Muqdisho-KNN-Laba suuq oo ganacsi oo ku kala yaalo degmooyinka Baydhabo iyo Afgooye ee gobolada Shabeelaha Hoose iyo Bay ayaa caawa ku gubtay dab.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (17=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur iyo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (17-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdullaahi xuseen.

Read More
Somali News

War deg deg ah:- Dab xoog leh oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalo Isgoyska Banaadir.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanayo xaafadda Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegayo, in goordhaw dab xoog leh uu ka kacay goobo ganacsi oo.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {17-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (17-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Rag loo qabtay Weerarkii Nairobi

Muqdisho-KNN-Weerarkii Talaadadii ay qaar katirsan dagaalamyaasha al-Shabaab ku qaadeen hotelka raaxo oo ku yaalo galbeedka caasimada Kenya ee Nairobi ayaa waxaa kasoo baxaya.

Read More
Somali News

Nabadoon garsoor u doontay Al-Shabaab oo la xiray

Muqdisho-KNN-Nabadoon Axmed  Cali oo loo yaqaano (Axmeey) kana mid ahaa ergooyinkii soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegayaa in haatan lagu la’yahay deegaanka.

Read More
Somali News

R/wasaaraha Britain oo ka badbaaday Mooshin loogu qaadayay codka kalsoonida.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Britain Therese May ayaa ka badbaaday Mooshin codka kalsoonida ah loogu qaadayay kaas uu soo gudbiyay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Shaqaalaha. Mooshinka codka kalsoonida.

Read More