Day: January 20, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (20=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Ciidamada amaanka oo la sheegay in garoonka Aadan Cade ay ku qabteen Nin walxaha qarxay watay.

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Nin la sheegay inuu watay dhalashada koonfur afrika maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada muqdisho.

Read More
Somali News

Xubno Shabaab ah oo lagu qabtay Bakool.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgal maanta ay ka sameeyeen degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku soo qabtay saddex dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, sida.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (20-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-  Burhaan.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland oo dil iyo dhaawac ka geystay Gobalka Bari

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay soo qabteen rag waddooyinka u geli jirey gaadiidka..

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {20-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Somali News

Magacyada wariyaasha Al-shabaab ee lagu dilay Jubada Dhexe.

Muqdisho-KNN-Duqeyn ka dhacday Gobolka Jubada Dhexe ayaa lagu burbiriyey Xaruntii Idaacadda Al Shabaab taas oo ku taalay Degmada Jilib. Duqeynta ayaa khasaaro lixaad.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (20-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dhax-dhaxaadin kawada Baydhabo

Muqdisho-KNN- Maxamed Mursal Sheekh Cabdiracmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo uu wehliyo Madaxweynaha maamulka KG Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey.

Read More
Somali News

SAWIRO:-Waxyaabaha maanka dooriya oo lagu qabtay Kismaayo

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in maanta ay Ciidamada amaanka ay soo qabtayn waxyaabaha maanka.

Read More