Day: January 22, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (22=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Ciidamada Jubbaland oo miinooyin ka soo saaray Jubada Hoose.

Kismaayo-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay saraakiisha amaanka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay howgal miino baaris ah oo ay ciidamada Jubbaland ka.

Read More
Somali News

Mustafa Cagjar oo galabta isagoo careysan ku laabtay Jigjiga.

Muqdisho-KNN-Waxaa caasimadda Itoobiya ee Addis ababa isagoo careysan ka soo laabtay sida lagu soo waramayo madaxweynaha maamulka Soomaalida ee Itoobitya hoostaga Mustafa cagjar..

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-     Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim .

Read More
Somali News

AKHRISO:-Golaha wasiirada Hirshabelle oo isku shaandheyn lagu sameeyay.

Jowhar-KNN-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu isku shaandheyn uu ku sameeyay golahiisa Wasiirada, isagoona uu.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (22-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Abdiwali Abuukar.

Read More
Somali News

Madaxweyne Lafta Gareen oo kulan la qaatay hay’adaha ka howlgala deegaanada KGS.

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta kullan la qaatey Hay’adaha ka howlgala deganada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kullanka.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {20-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (22-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Shacab ku dhintay Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 2 ruux oo shacab ah ayaa ku geeriyooday, qof kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray Qarax miino oo wadada dhinaceeda la.

Read More