Day: January 25, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (25-01-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{25=01=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (25=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed  iyo Farxiyo.

Read More
Somali News

Puntland oo amar dul dhigtay siyaasiyiinta Mucaaradka ee tagay Garoowe.

Garoowe-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Taliyaha Booliska Puntland uu mamnuucay in aan abaabulan axsaab lagu sameyn karin Garoowe inta ay ka.

Read More
Somali News

Gudoomiyaha aqalka sare iyo Madaxweyne Deni oo Garoowe ku kulmay.

Garoowe-KNN-Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntalnd, Siciid.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (25=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo askar ku dishay Afgooye.

Muqdisho-KNN-Koox hubeysan ayaa goordhow bartamaha suuqa weyn ee degmada Afgooye waxaa ay ku dileen labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda soomaaliya iyo.

Read More
Somali News

Amaanka Garoowe oo maanta aad loo adkeeyay.

Garoowe-KNN-Waxaa maanta aad loo adkeeyay amaanka Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal, kadib markii maanta ay tageen Magaaladaasi masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo.

Read More
Somali News

Midowga Afrika oo dib u habeyn ku sameynaya Ciidamada AMISOM

Muqdisho-KNN-Francisco Madeira oo ah wakiilka Midowga Afrika ee u qaabilsan  arimaha Soomaaliya ayaa warbaahinta u sheegay dib u habeyn lagu sameyn doono  Ciidamada.

Read More
Somali News

Itoobiya oo heshiis la gaartay Laba Garab oo ka tirsan Jabhadaha Oromada

Muqdisho-KNN-Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo gadood Hubeysan oo.

Read More