Day: January 27, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (27=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Nin ajnabi ah oo lagu dhaawacay xabsiga dhexe ee Xamar.

Muqdisho-KNN-Wararka ay heshay KNN ayaa sheegaya in Xabsiga dhexe ee Muqdisho lagu dhaawacay nin u dhashay dalka Biritan oo toddobaadkii hore loo gudbiyey.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (27=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur  iyo Axmed.

Read More
Somali News

Gudoomiye Tuulax oo maanta faahfaahin ka bixiyay dilalka ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax oo Maanta warbaahinta kula ka hadlay Daljirka daahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Read More
Somali News

Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo maanta lagu dhaawacay Yaaqshiid

Muqdisho-KNN-Nin hubeynsan ayaa Maanta Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya ku dhaawacay xaafada Suuq Bacaad oo ku taala Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (27-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali Abuukar.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {27-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (27-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul goboleedyada oo ku shirsan Garowe

Garowe-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa xiligaan kulan xasaasi ah waxa uu uga socdaa magaalada Garowe ee xarunta.

Read More
Somali News

Guddoomiye Maxamed Mursal oo Xafiiskiisa u magacaabay lataliye Sare

Muqdisho-KNN-Liibaan Xuseen Maxamed oo katirsan Wariyaasha Soomaaliyeed, sidoo kalane wakiil Mareykanka uga ahaa Telefishinka Qaranka ayaa loo magacaabay lataliyaha Warbaahinta ee Xafiiska Guddoomiyaha.

Read More