Day: January 29, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (29=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

SAWIRO:-R/wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Kenya oo maanta kulan yeeshay.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku kulmeen Madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta. R/wasaare.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo goordhow qof shacab ah ku dilay Afgooye.

Afgooye-KNN-Koox hubeysan ayaa goordhow xaafada waanjeel oo ka tirsan degmada Afgooye waxaa ay ku dileen qof shacab ahaa oo ka mid ah dadka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed  iyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo maanta muqdisho ku soo laabtay.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (29-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {29-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (29-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

SAWIRO:- Faah faahin Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay shan kalane way ku dhaawacmeen Qaraxii maanta ka dhacay kaalin shidaal oo ku taala meel u.

Read More
Somali News

Faah faahin:- Injineero ajaaniib ah oo ku dhaawacmay Qarax maanta ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho-KNN-Saraakiisha amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa Idaacadda Kulmiye u xaqiijiyay in ugu yaraan 4 qof ay ku dhaawacmayn Qarax maanta ka dhacay degaanka.

Read More