Day: January 30, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (30=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaraha {30-01-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=01=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-    Cabdullahi Xuseen Canshuur .

Read More
Somali News

SAWIRO:-Kheyrre iyo Wafdi ka socda Q.M. oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Khayre, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay Haweeneyda lagu magacaabo Rosemary.

Read More
Somali News

Nabadoon caawa lagu dilay degmada Afgooye.

Afgooye-KNN-Koox hubeysan ayaa goordhow waxaa ay xaafada Godey oo ka tirsan degmada Afgooye ku dileen mid ka mid ah nabadoonada ugu caansan degmadaasi..

Read More
Somali News

UK oo safiir cusub usoo magacaawday Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Ben Fender, ayaa loo magacaabay Safiirka cusub ee Dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya kadib markii la sheegay in xilkii laga qaaday Safiirka hore.

Read More
Somali News

Q.M oo taageero dheeraad ah siinaysa Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA),.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taala Kenya oo xukuntay rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

Muqdisho-KNN-Maxkamad ku taalla Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Dalka Kenya, ayaa min 15 Sano oo Xabsi ah ku ridday Saddex Nin oo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (30-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Farxiyo Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {30-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More