Day: March 1, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (01-03-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{01=03=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (01=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed iyo.

Read More
News in English

Deadly siege in Somalia’s capital ends, attackers killed

A nearly day-long siege in the heart of Somalia’s capital ended with all of the al-Shabab extremist attackers killed, police said Friday, as.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-Dowladda oo markale soo bandhigi doonto sahminta lagu sameeyay shidaalka.

Muqdisho-KNN-Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dhowaan ay doonayaan in markale indhaha caalamka ay tusaan macluumaadka.

Read More
Somali News Uncategorized

Puntland oo fariin u dirtay Al-Shabaab iyo Daacish.

Garoowe-KNN-Wasiirka amniga maamulka  Puntland Cabdisamad Maxamed  Galan oo la hadlay warbahinta ayaa waxaa uu ka hadlay qorshaha kaga aadan dagaalamayaasha Al-shabaab iyo daacish..

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaali ah oo markale ka soo hor muuqanaya Maxkamad ku taala Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Maxamed Nuur, oo ah Soomaaliya Maraykan, kana mid ahaa Saraakiisha Boliiska ee Dalkaasi ayaa mar kale wajahaya Maxkamad, kadib markii lagu eedeeyay dilka.

Read More
Somali News

Xukun maanta lagu riday nin kufsi ka geystay Gedo.

Garbahaarey-KNN-Maxkamad ku taala Magaalada garbahaarey ee Gobalka Gedo ayaa maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu haweenay.

Read More
Somali News Uncategorized

Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay in aysan wada xaajood kale la furi doonin Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay in aysan waxba iska badalanayn mawqifka Pyongyang xitaa haddii Maraykanku dalbado wadahadallo dheeri ah. Ri.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (01-03-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-.

Read More