Day: March 13, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (13=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (13=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdullahi.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Galab Wanaagsan (13-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Abdiwali.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {13-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (13-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xukuumadda Soomaaliya iyo Jubbaland oo ku heshiiyay in la dhameeyo Tabashooyinka jira.

Kismaayo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir ay Kismaayo ku yeesheen wasiirrada ku wehliya socdaalkiisa iyo wasiirrada.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose.

Kismaayo-KNN-Ciidamada xoogga iyo kuwa Jubbaland ayaa maanta howl gallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose. Howl-galladan oo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Koofrur Galbeed oo maanta tagay Diinsoor

Muqdisho-KNN-Wafdigan oo uu hoggaaminayay madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Diinsoor ee Gobolka Balkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Ujeedada.

Read More
Somali News

Guddoomiye Musal oo maanta dib ugu soo laabtay dalka.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib Safaro shaqo uu ku kala tagay.

Read More
Somali News

DHAGEYSO;-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax Miino oo ka dhacay G/bay.

Baydhabo-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino oo maanta ka dhacay degaanka Goof-Gaduud Gobalka Bay. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka.

Read More