Day: March 15, 2019
Barnaamijyo

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (15-03-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{15=03=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (15=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdullahi Xuseen Canshuur.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Weerarkii ka dhacay New Zealand.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii muslimiinta ah ee ku dhintay weerarkii ka dhacay masaajidyo kuyaal dalka Newzealand,.

Read More
Somali News

R/wasaare Kheyre oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib  ugu soo laabtay Muqdisho, markii ay horraantii Todobaadkan socdaal shaqo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (15=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dowladdo badan oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay New Zealand.

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Weerarkii ka dhacay Masjid ku yaalla Dalka New Zealand, kaasi oo ay dad badan ku dhinteen,.

Read More
Somali News

Dowladda oo Sanadkan dib u soo celinaysa Diyaaradii Soomaali Airline

Muqdisho-KNN-Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomar oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in haatan ay wadaan qorshihii ay.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo kordhay weerarkii ka dhacay New Zealand

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba.

Read More
Somali News

Soomaaliland iyo Puntland oo ciidamo hor leh geynaya Deegaanada ay isku hayaan.

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu dambeeyay naga Soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xiisadii u dhexeysa Soomaaliland iyo Puntland cirka isku shareertay, iyadoona la soo.

Read More