Day: March 17, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (17=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {17-03-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cali.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo la sheegay inay ka baxeen deegaan ka tirsan Gobalka Sh.Hoose.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 12 April ay maanta faarujiyeen deegaano ka tirsan Gobalkaasi..

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo galab ka ambabaxay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta sagootiyay Garoonka Aadan Cabdulle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (17-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {17-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (17-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Puntland oo iclaamisay waqtiga la qaadayo imtixaanka shahaadiga ah.

Garoowe-KNN-War qoraal ah oo ka soo ka soo baxay wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare Puntland ayaa waxaa looga hadlay  waqtiga la qaadayo imtixaanka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada labada Gole ee BS.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta khudbad u jeediyay  xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka dowladda Soomaaliya, kadib kulan ay ku yeesheen.

Read More