Day: March 19, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (19=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {19-03-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Dr Cabdinuur:-.

Read More
Somali News

Qarax gaari oo caawa ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax Gaari ayaa caawa waxaa uu ka dhacay Afaafta hore ee xarunta Dembi Baarista CID-da ee Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa la sheegay.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay howlgal laga fuliyay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Wakaalada wararka soomaaliyeed ee SONNA ayaa daabacday in ciidamada amaanka ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen magaaladda Muqdisho, islamarkaana ay ku soo qabteen  labo.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (19=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Xuseen Cabdulle Maxamed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo maanta la kulmay ehelada Caa’isha Ilyaas.

Garoowe-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ehelada Caaisho Ilyaas Aadan oo dhawaan kufsi iyo dil loogu geystey magaalada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (19-03-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Somali News

Shan Cutub oo ka mid ah Dastuurka oo lagu Wareejiyay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dastuurka

Munaasabadan lagu wareejinayay shanta cutub ee Dastuurka KMG ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xubno ka kala socda Guddiga dib u eegista la.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {19-03-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (19-03-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More