Day: March 22, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (22-03-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye{22=03=2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Somali News

R/wasaare Kheyre oo markale ka hadlay cabashada ka soo yeertay ciidanka Xoogga.

Muqdisho-KNN-R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta markale waxaa uu ka hadlay Ciidamaddii dhawaan kasoo baxay furumaha dagaalka ay kaga sugnaayeen gobolada.

Read More
Somali News

Shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka Boosaaso.

Muqdisho-KNN-Inta la ogyahay 5 Qof ayaa ku geeriyootay halka 10 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib shil baabuur oo maanta ka dhacay Duleedka magaalada.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (22=03=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

R/wasaaraha New Zealand oo ka hadashay weerarkii ka dhacay dalkeeda.

Muqdisho-KNN-Waxaa Maanta oo Jimca ah la aasay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Todobaad ka hor lagu laayay Laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch.

Read More
Somali News

Kenya oo heegan Buuxa gelisay ciidamadeeda ku sugan xadka ay wadagaan Soomaliya.

Muqdisho-KNN-Hay’adaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa ka digay weeraro dagaalamayaasha  Al Shabaab ay ku qaadaan gudaha dalkaasi, gaar ahaan deegaanada dhaca xadka Soomaaliya.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Gobalka bay.

Muqdisho-KNN-Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada xoogga  iyo kuwa Al Shabaab ayaa waxaa uu  ka dhacay duleedka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid.

Read More
Somali News

Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta kulan deg deg ah yeelanaya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Turkiga ayaa Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ugu baaqday kulan deg-deg ah oo ka dhici doona Maanta Magaalada Istambuul.

Read More