Day: May 2, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (02=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Xalinta dagaal beeleed muddo ka socday Sh/dhexe oo heer gaba-gaba maraya.

Muqdisho-KNN-Waxaa rajo wanaagsan laga qabaa in la soo gaba-gabeeyay Waan-Waan muddooyinkii ugu dambeeyay ka socday degaano katirsan Gobalka Shabeelada Dhexe ee Soomaaliya, halkaas.

Read More
Somali News

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo daah furtay tartanka Qandaraaska Raashinka Ciidamadda Xoogga iyo Booliska

Muqdisho-KNN-Daahfurka tartanka Qandaraaslayda raashinka Ciidamada Xoogga dalka iyo Booliiska ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru Dowlaha Maaliyadda ahna ku-simaha wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Wasiirka Gaashaandhiga,.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (02=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Yusuf.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Galab Wanaagsan (02-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Somali News

Xubno murashaxiinta Jubbaland iyo Beesha Caalamka oo shir ku yeeshay Nairobi

Nairobi-KNN-Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan ku yeeshay inta badan musharixiinta madaxtinimadda maamulka Jubbaland iyo madax ka socotay Beesha Caalamka. Kulanka.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {02-05-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (02-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Wasaaradaha howlaha guud ee heer Federaal iyo heer maamul goboleed oo maanta ku shiray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Kulan uu shir guddoominayay Cabdi Aadan Hoosow Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xarumihii lagu dhisayay ololaha Isxilqaan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waxa uu kormeeray xarumihii lagu dhisayay ololaha isxilqaan. Madaxweynaha ayaa xarumaha uu maanta kormeerka ku tagay.

Read More