Day: May 7, 2019
Somali News

Maamulka G/Nuugaal oo soo saaray amar ku saabsan shirarka

Garowe-KNN-Amar ka soobaxay Maamulka Gobolka Nugaal ayaa lagu sheegay in shir uusan ka war qabin aan lagu qaba karin Hotelada iyo Xarumaha kale.

Read More
Somali News

Fashil ku yimid qorshe lagu sii deyn lahaa Mukhtaar Roobow

Baydhabo-KNN-Magaalada Baydhabo xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay guddi loo xil saaray ka shaqeynta sidii loo siideyn.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (07=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo Maxamed.

Read More
Somali News

Shir Garowe uga socday golaha hormarinta qaranka oo war murtiyeed laga soo saaray

Garowe-KNN-Shirkii labaad ee sanadkaan  ay yeeshaan golaha hormarinta qaranka oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Read More
Somali News

Sawirro:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Hargeysa ku qaabilay wefti ka socday dalka Masar

Hargeysa-KNN-Wefti uu hoggaminayo wasiir ku xigeenka arimaha dibadda dalka Masar Xamdi Sanad Luza ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta Xukuumadda Soomaaliland. Madaxweynaha Soomaaliland.

Read More
Somali News

Caro ka dhalatay ku celiyo doorashadii ka dhacday magaalada Istanbul

Muqdisho-KNN-Guddiga doorashooyinka dalka Turkiga ayaa cambaarayn xoogan kala kulmay in lagu celiyo doorashadii magaalada Istanbul taas oo bishii March ay ku guulaysteen mucaaradka..

Read More
Somali News

Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay duleedka magaalada Berbera

Hargeysa-KNN-Shil culus oo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Goor dhaw waxa uu ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Lafaruug iyo.

Read More
Somali News

Dowladda Qatar oo malaayiin doolar ugu deeqday dadka reer Falastiin

Muqdisho-KNN-Dowladda Qatar ayaa sheegtay in lacag gaarayso $480 milyan u direyso dadka Falastiiniyiinta ah ee ku sugan Daanta Galbeed iyo marinka Gaza. Deeqdan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (07-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More