Day: May 8, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (08=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (08=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo.

Read More
Somali News

Dhalinyaro laga keenay dalka Liibiya oo maanta Muqdisho laga soo dajiyay

Muqdisho-KNN-Ilaa 14 dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudo ku jiray xabsiyada dalka qalalaasuhu hareeyeen ee Liibiya ayaa maanta laga soo dajiyay magaalada Muqdisho ee caasimadda.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay shirkii Garowe Shacabkana ka dalbaday in ay madaxda garab istaagaan

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay shirka magaalada Garowe uga socda madaxda ugu sareysa dalka.

Read More
Somali News

Maamulka G/Banaadir oo maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani

Muqdisho-KNN-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigey waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani, waddadan ayaa waxa ay ka bilaabaneysaa Wasaaradda Gaadiidka.

Read More
Somali News

Shirkii madaxda ee Garowe oo hakad ku jira iyo Madaxweyne Xaaf oo iskaga baxay

Garowe-KNN-Waxaa faah faahin xiligan laga helayaa shirka mudada dheer qaatay ee madaxda qaranka uga socda maalintii Afaraad magaalada Garowe ee Puntland. Shirka ayaa.

Read More
Somali News

Ciidamada Xoogga oo dhaq dhaqaaqyo ka wado Deegaano ka tirsan Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii dambe Howlgallo lagu baadi goobayo dagaalamayaasha Alshabaab ay ka waday Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in ay.

Read More
Somali News

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Pakistan

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 8 ruux ayaa dhimatay halka inkabadan 24 ruux oo kalana ay dhaawacmeen kadib markii qarax xoogan uu ka dhacay bariga magaalada.

Read More
Somali News

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo maanta xilka la wareegay

Muqdisho-KNN-Waxaa Maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Xilwareejinta ayaa .

Read More
Somali News

Iran oo iskaga baxaysa heshiiskii xakameynta Niyukleerka.

Muqdisho-KNN-Dowlada Iran ayaa sheegtay in ay iskaga baxayso heshiiskii xakamaynta hubka Niyukleerka kaas oo sanadkii 2015’kii lagaleen quwadaha caalamka.  Madaxwaynaha dalka Iran Xassan.

Read More