Day: May 12, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (12-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (12=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (12=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Axmed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii uu ka qeyb galay shirkii Garoowe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo muddo sagaal cisho ah  ku sugnaa Magaalada Garoowe ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada.

Read More
Somali News

Qarax loogu xiray gaari uu watay Injineer Turkiga oo u geeriyooday.

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qarax gaari oo maanta ka dhacay inta u dhexeysa Isgoysyada Taleex iyo KM4 ee.

Read More
Somali News

Golaha Abwaanada oo soo dhaweeyay Maareeyihii golaha Murtida iyo wacyi gelinta qaranka.

Muqdisho-KNN-Xubnaha ka tirsan Golaha Abwaanada Soomaaliyeed iyo dad kale oo matalayay qeybaha kala duwanee bulshada ayaa maanta soo dhaweeyay Maareeyihii dhawaan xilka laga.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliska Galmudug oo dad masoomayaal ah ka qabtay Balanbale

Dhuusamareeb-KNN-Ciidamada amaanka ayaa Howgalkan ka dhan ah dadka Masoomayaasha waxaa ay ka bilaabeen magaalooyinka ka tirsan Gobalka Galgaduud. Howlgalkii ugu dambeeyay ayaa ciidamada.

Read More
Somali News

Raggii loo haystay Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo Maanta xukun dil ah lagu riday

Garowe-KNN-Maxkamadda darajada koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta la horgeeyay 10 eedeysane oo loo heystay kufsi iyo dil Bishii Feberaayo ee sanadkaan waqooyiga.

Read More
Somali News

Xaalad nolol Xumo oo soo wajahday dadka Danta yar ee ku nool Beledweyne.

Beledweyne-KNN-Iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa isa soo taraya qeylo dhaanta iyo waliba cabashada ay muujinayaan dadka ku jiray.

Read More
Somali News

Kooxdii Weerartay hotel ku yaala Pakistan oo laga adkaaday

Muqdisho-KNN-Sedex Nin oo hubeeysan oo weerar ku qaaday hotel heerka Shanaad ah kuna yaala Gobolka Balochistan ee dalka Pakisaan ayaa la dilay, kadib.

Read More