Day: May 15, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (15-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (15=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Taliyaha Booliska oo sheegay in la qabtay shaqsigii bixiyay Imtixaanka

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Cabdi Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lasoo qabtay Nin lagu tuhunsanyahay in uu faafiyay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (15=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Cabdiwali.

Read More
Somali News

Madaxtooyada Soomaaliya oo loo magacaabay Agaasime cusub

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya u magacaabay Nuur Diiriye Xirsi Fuursade “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u Hanbalyeeyay Dhalinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa dhallinyarada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 15-ka May oo ku astaysan maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed..

Read More
Somali News

Sawirro:-Shil Khasaare Nafeed geystay oo ka dhacay gobolka Bari

Boosaaso-KNN-Inta la xaqiijiyay Seddax ruux ayaa ku geeriyootay 11 kalana dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray ka dib markii maanta uu shil Gaari.

Read More
Somali News

Iran oo ka baxday qaybo kamid ah heshiiskii xakamaynta hubka Niyukleerka

Muqdisho-KNN-Dowladda Iran ayaa ku dhawaaqday in ay si toos ah u joojisay dhaqan galinka qaybo kamid ah heshiiskii Niyukleerka oo ay sanadkii 2015’kii.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo Kormeeray Wasaaradda Dekadaha Iyo Dekadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda iyo dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul.

Read More
Somali News

Duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay go’aankii wasaaradda waxbarashada

Muqdisho-KNN-Guddoomihii hore ee gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay go’aankii wasiirka waxbarashada  Soomaaliya  Cabdullahii Goodax Barre uu ku joojiyay imtixankii.

Read More