Day: May 16, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (16-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (16=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Axmed.

Read More
Somali News

Dowladda oo sheegtay in ay la wareegi doonto Doomaha iyo Maraakiibta dhoofiya Dhuxusha

Muqdisho-KNN-Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa digniin u diray doomaha & maraakiibta lagu raro dhuxusha dalka laga dhoofiyo, isagoo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab iyo ciidamada xoogga oo ku dagaalamaya duleedka Garbahaarey

Garbahaarey-KNN-Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ee ka howlgala degmada Garbahaarey Ee xarunta Gobolka Gedo oo garab ka helaya Ciidamo ka tirsan AMISOM.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo sii deynta Dhaqaatiirta Cuba ku xirtay Madaxa furasho.

Muqdisho-KNN-Sida uu daabacay wargayska Kenya kasoo baxa ee Daily Nation dagaalamyaasha al-Shabaab ayaa madax furasho ku dalbaday sii deenta dhaqaatiir u dhashay dalka.

Read More
Somali News

Ciidanka Booliska oo Suuqa bakaaraha ku toogtay nin hubeysan

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa la sheegay in maanta Suuqa Bakaaraha ay ku toogteen nin ka tirsanaa Al-shabaab, kaasi la sheegay inuu dhaawac u geystay.

Read More
Somali News

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo odayaasha Ceelwaaq kala hadlay arimaha amniga

Muqdisho-KNN-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta kula kulmey degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo odayaasha dhaqanka,Ganacsasada.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Mareykanka oo xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolajiyada Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay Tiknoolijiyada Mareykanka kadib markii uu sheegay in uu ka hortagayo qoolaysato ajaanib.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (16-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (16-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More