Day: May 18, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (18-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (18=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka Iyo Dowlada Amniga Ka Taageera DFS

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir lagu qabtay Muqdisho oo ay isugu yimaadeen hay’adaha amniga dalka iyo mas’uuliyiin ka.

Read More
Somali News

Kooxo hubeysan oo Dil iyo dhaawac ka geystay Gaalkacyo iyo Boosaaso

Boosaaso-KNN-Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo ee ka kala tirsan gobolada Mudug iyo Bari ayaa wararka aan ka heleyno waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (18=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  Iyo Maxamed Cali.

Read More
Somali News

Kulankii Golaha Shacabka oo maanta lagu Ansixiyay hishiisyo muhiim ah

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyay heshiiskii Baydhabo oo Guddiga Kheyraadka ee Golaha.

Read More
Somali News

QM oo ogaatay in qaraxyada Al-Shabaab lagu sameeyo gudaha dalka.

Muqdisho-KNN-Qaramada midoobe ayaa shaaca ka qaaday warbixin tilmaamysa in dagaalamyaasha Al-Shabaab ee gudaha dalka ku sameeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan qaybo badan oo.

Read More
Somali News

Safiirka dowladda UK u fadhiya Soomaaliya oo gaaray Kismaayo

Kismaayo-KNN-Safiirka Dalka Ingiriiska u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa maanta Gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland. Garoonka Diyaarahada ee magaalada Kismaayo.

Read More
Somali News

Wasiirro ka socda dowladda dhexe oo gaaray magaalada Jowhar

Jowhar-KNN-Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarnta maamulka Hir-Shabeelle. Xubno ay hor kacayaan Wasiirka waxbarashada soomaaliya Cabdullaahi Goodax.

Read More
Somali News

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Bay

Baydhabo-KNN-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaare geystay oo goordhaw ka dhacay degmada Berdaale ee gobalka Bay. Sarkaal ka tirsan Ciidamada xoogga.

Read More