Day: May 20, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (20-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (20=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (20=05=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Cabdullahi.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo War ka soo saartay Hadalkii ka soo baxay Guddoomiye Xaliimo Yarey.

Hargeysa-KNN-Maxamed Muuse Diiriye Wasiirka Wasaarada warfaafinta Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka jawaabay hadal ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal. Xubnaha Wasiiru dowlayaasha ayaa waxaa ay gaarayaan sedex.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay sharciga Batroolka Dalka

Muqdisho-KNN-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Jamuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay sharciga batroolka dalka,kaasi oo ay soo gudbisay Xukuumadda Soomaaliya..

Read More
Somali News

Wadahadalii Militariga iyo Mucaaradka Sudan oo markale natiijo la’aan kusoo idlaaday.

Wadahadaladii u dhaxeeyay golaha xiliga kala guurka maamulaya dalka Sudan iyo hogaamiyaasha mucaaradka oo dib uga bilawday magaalada Khartuum ayaa soo idlaaday iyadoona.

Read More
Somali News

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ka hadlay Caqabaha Haysta.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in Baarlamaanka ay ka codsaneyso in Guddigooda loo dhiso.

Read More
Somali News

Tobonaan ruux oo ku dhimatay weerar kadhacay xabsi ku yaalo dalka Tajikistan.

Muqdisho-KNN-Weerar ka dhacay xabsi si wayn loo ilaaliyo oo ku yaalo gudahada dalka Tajikistan ayaa waxaa ugu yaraan ku dhimatay 32 ruux oo.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (20-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More