Day: May 21, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (21-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (21=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (21=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  Iyo Maxamed Cali.

Read More
Somali News

Wasaaradda Gargaarka Oo soo Bandhigtay Qorshaha Gurmadka Abaaraha

Muqdisho-KNN-Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka XFS ayaa shirka Tubta horumarinta arrimaha bulshada waxa ay ugu soo bandhigtay qorshaha loogu gurmananayo hadii ay abaaro.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Kismaayo.

Kismaayo-KNN- Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida maanta oo talaado ah ku qaabilay Safiirka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Caetano.

Read More
Somali News

Golaha Musharixiinta Jubbaland oo walaac ka muujiyay hadal ka soo baxay Axmed Madoobe

Kismaayo-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Musharaxiinta xilka madaxweynaha maamulka Jubaland ee la tartamaya Axmed Madoobe ayaa walaac xoogan ka muujiyay.

Read More
Somali News

Dowladda Kenya oo Xirtay qaar ka mid ah Xawaaladaha Soomaalida ee Nairobi

Nairobi-KNN-Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Booliska Kenya ay xireen qaar ka mid ah Xawaaladaha Soomaalida ah.

Read More
Somali News

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan ku yeelanaya Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Madaxweynaha Maamulka  Galmudug  ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug, kadib markii mudoooyinki dambe uu ku.

Read More
Somali News

Ninkii loo haystay weerarkii New Zealand oo xukun lagu riday

Muqdisho-KNN-Ninkii lagu tuhunsanaa in uu ka danbeeyay weerarkii lagu qaaday labo masjid oo ku yaalo magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo u ambabaxay dalka Turkiga

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Turkiga. Guddoomiyaha Bangiga dhexe,.

Read More