Day: May 22, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (22=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=05=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur  iyo.

Read More
Somali News

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Maanta ku kulmay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay wefti balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay go’aankii ka soo baxay Kenya

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ayaa waxaa loogu jawaabay Go’aankii Kenya ay Dalku galka xubnaha xukuumadda iyo.

Read More
Somali News

Wafdi uu hogaamiyo Wasiirka Amniga ee Puntland oo gaaray Sanaag.

Garoowe-KNN-Wasiirka Amniga ee Maamulka Puntland Cabdi samad Maxamed Gallan iyo  Wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Badhan ee  gobolka Sanaag..

Read More
Somali News

Maxaa ka soo kordhay qaraxii ka dhacay Bar kontorool oo ku taala Daljirka daahsoon ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax uu fuliyay ruux is miidaamiyay oo watay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay Bar Koontorool.

Read More
Somali News

Qarax miino oo maanta ka dhacay Isgoyska Xoosh ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax miino ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Wadada u dhaxeysa  Ex-Koontorool Afgooye iyo Isgoyska Xoosh ee degmada dharkeenley Gobolkan Banaadir. Goobjoogayaal ayaa.

Read More
Somali News

Ku dhawaad 10 ruux oo ku dhimatay rabshado kadhacay dalka Indonesia.

Muqdisho-KNN-Duqa magaalada Jakarta ayaa xaqiijiyay in 6 ruux ay dhinteen halka 200 oo ruux oo kalana ay dhawaawacmeen kadib dibad bax rabshado watay.

Read More
Somali News

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka

Kismaayo-KNN-Guddiga madaxa-bannaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa kulan la qaatay salaadinta iyo odayaasha dhaqanka Jubbaland, Waxaana kulanka looga hadlayay habka loo maraayo.

Read More
Somali News

Boqortooyada Sucuudiga oo dal dalaysa sadex wadaad oo caan ah.

Muqdisho-KNN-Sida lagu daabacay wargayska Middle East Eye, Boqortooyada Sucuudiga ayaa qorsheenayso in ay dal dasho sadax wadaad oo caan ah kadib marka ay.

Read More