Day: May 25, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (25=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Wasaaradda arimaha Gudaha oo soo saartay sharciga habraaca doorashoyinka dowladd goboleedyada

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca doorashooyinka dowladd goboleedyada oo ka kooban 27 qodob. Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in la.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (25=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim Iyo  Maxamed Cali.

Read More
Somali News

NISA oo sheegatay soo qabashada Nin ka tirsan Daacish

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa sheegay in degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir baaritaano ay ka sameeyeen ku soo qabteen Nin ka tirsan Daacish. Qoraal lagu.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Askari Muqdisho ku dilay wade Mooto Bajaaj

Muqdisho-KNN-Darawal Mooto Bajaaj ayaa lagu dilay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa wade Mooto Bajaaj waxa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (25-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Xukuumadda oo maamulada qaar ku eedeysay in dano gaar ah ay ka leeyihiin sharciga Batroolka

Muqdisho-KNN-Wasiirka Batroolka xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay arinta ku aadan diidmada maamul goboleedyada.

Read More
Somali News

Arday ku dhimatay dab qabsaday iskuul ku yaala Hindiya

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 19 arday ayaa ku dhimatay dab qabsaday iskuulkii ay ka dhiganayen Hindiya, sida ay Saraakiisha Dowladdu Sheegeen. Ardaydu ayaa la arkayay.

Read More
Somali News

UK oo malaayiin Dollar ugu deeqeysa Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Dowladda UK ayaa sheegtay in ay 8 million oo dollar uga qayb qaadaneeyso kaaladda Soomaaliya ee lagu taageerayo dadka ay Abaartu saameeysay. Lacagtaas.

Read More
Somali News

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Sool

Laascaanood-KNN-Isbitaal Manhal oo ku yaala magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa haatan lagu dabiibayaa dhaawaca Afar caruur ah oo ku dhaawacmay Qarax Miino.

Read More