Day: May 27, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (27=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (27=05=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur iyo Axmed Maxamed.

Read More
Somali News

Taliska NISA oo sheegay in ay soo qabteen xubin ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Qoraal lagu daabacay Twitter-ka Hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa lagu sheegay in ay soo qabteen xubin ka tirsan dagaalamayaasha.

Read More
Somali News

Faah-faahin Qarax ka dhacay Aargada xeebta Liido

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah degmooyin gobolka Banaadir ayaa ka dhacay degmada Cabdul Casiis. Warar aan.

Read More
Somali News

Faah-faahin dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho-KNN-Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa waxaa galabta lagu dilay Nin Oday ah oo sida la sheegay ka tirsanaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii Beledweyne oo xilkii laga qaaday iyo Guddoomiye cusub oo loo magacaabay

Jowhar-KNN-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday guddomiyihii Magaalada Beledweyne, isagoona u magacaabay Guddoomiye.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo cafis u fidisay maxaabiistii Puntland ay kaga qabsatay dagaaladii Tukaraq

Hargeysa-KNN-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxa uu cafis u fidiyay Maxaabiis ka soo jeeda deegaanada maamulka Puntland, kuwaas oo Soomaaliland ay.

Read More
Somali News

Goodax Barre “waxaan heysanaa awood Saacad kasta aan ku jooji karno Baraha Bulshada”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo maanta warbaahinta lahadlay ayaa ka hadlay arimo la xiriira Imtixaanka iyo war ku saabsan hakin.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Mareykanka oo la kulmaya Boqorka Japan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu horreeyay ee la kulma boqorka dalka Japan Naruhito. Trump ii hadda booqasho Afar maalmood ah.

Read More
Somali News

Hir-Shabeelle oo Tababar u furtay Booliis cusub

Jowhar-KNN-Waxaa magaalada Jowhar ka socota munaasabadda furitaanka Dufcadii labaad ee Ciidanka Booliiska gaarka u ah maamulka Hir-Shabeelle oo gaaraya 200 oo Askari. Taba.

Read More