Day: July 5, 2019
Barnaamijyo

Barnaamjka Murti iyo Maaweelo (05-07-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{05-07-2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (05-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Somali News

Kheyre oo boqolaal Shacab ah salaada jimcaha kula tukaday masjid Ku yaala Dhuusamareeb.

Dhuusamareb–KNN-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay gaadiid dagaal iyo ciidamo ku sugan Balanbale

Balanbale-KNN-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700 oo askari ,.

Read More
Somali News

Ciidamada puntland oo bilowday dagaal ka dhan ah kooxaha wax tahriibiyaha

Boosaaso-KNN-Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howgal lagu dagaalamayo kooxaha wax tahriibiya ka wada Magaalada Boosaaso Gobalka Bari. Goobaha dadka ay ka tahriibaan ayaa.

Read More
Somali News

UK oo qabatay Markab shidaal oo ay leedahay Iiraan.

Muqdisho-KNN-Ciidanka Ilaalada bada ee Britain ayaa ku qabtay xeebta Gibraltar markab shidaal oo laga leeyahay dalka Iiraan oo ku sii jeeday wadanka Suuriya..

Read More
Somali News

Khilaafka u dhexeeya Waare iyo Yuusuf Daba geed oo saameyn ku yeeshay Hay’adaha garsoorka

Beledweyne-KNN-Khilaaf siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyihii xilka la qaaday ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba.

Read More
Somali News

Iiraan oo digniin u dirtay Sacuudiga

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iiraan aayatulaahi cali Khumeyni ayaa sheegay in sacuudiga ay waajib ku tahay in uu sugo amniga dadka muslimiinta.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More