Day: July 9, 2019
Somali News

Gabar da’yar oo lagu Kufsaday Degmo ka tirsan Sh/Dhexe

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee ku sugan degmada Raage-ceelle ee Gobolka Shabeelada dhexe ayaa la sheegay in uu kufsaday gabar 9.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Somali News

Dowladda Federaalka oo si kulul uga hadashay warar ay ku sheegtay Been abuur

Muqdisho-KNN-Dawladda Federaalka ayaa ka hadashay War ay ku sheegtay Been abuur oo ay sheegtay in ay baahiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta, warkaas.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {09-07-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan :-

Read More
Somali News

Kheyre oo balan qaaday in uu dhisi doono Garoon loogu Magac daray halyey Soomaaliyeed

Gaalkacyo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo la hadlay qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in uu ballan qaadayo in.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo kormeeray Xeryo Ciidan

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe, ayaa maanta booqday  xeryo ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose. Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (09-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Ku-xigeenka W/Gaashaandhigga iyo Taliyaasha Ciidamada oo kormeeray Xeryo Ciidan

Gaalkacyo-KNN-Wasiiru Dowlaha Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaasha Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta kormeeray xeryaha Ciidamada ee ku yaala Magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka.

Read More
Somali News

Muranka u dhexeeya Madaxweyne Trump iyo Safiirka UK ee Washington oo meel sare gaaray

Muqdisho-KNN-Xafiiska looga taliyo dalka Ingiriiska ayaa war murtiyeed laga soo saaray lagu sheegay in Ra’isulwasaaraha Britain Theresa May ay kalsooni buuxda ku qabto.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiin ka tirsan Hir-Shabeelle oo gaaray Beledweyne

Beledweyne-KNN-Guddoomiyaha Barlamanka Hirshabelle Sheikh Cusman Barre Maxamed oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan..

Read More