Day: July 10, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (10=07=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {10-07-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wararka aan ka helaayo xafada Suuqa Xoolaha degmada Hiliwaa Gobalka Banaadir ayaa waxay sheegayaan in halkas galabta lagu dilay labo Wiil oo dhilinyaro.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (10-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (10-07-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Kalamaan Uncategorized

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {10-07-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Kulanka KNN (10-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Xildhibaan Afaraale: “Ergadii aniga isoo dooratay waxaa u yeeray Al-Shabaab oo hadda way ku maqanyihiin”

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Xuseen “Afaraale oo maanta hadal ka jeediyey kulankii  Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay dhibanyihiin Ergadii soo dooratay Xildhibaanada labada Aqal.

Read More
Somali News

RW Kheyre oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay xarun Muhiim ah

Gaalkacyo-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Maanta dhagax dhigay dhisme uu ugu magac daray Hoyga nabadadda Magaalada Gaalkacyo. Kheyre oo dhismaha hoyga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Ruushka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo magacawday Soomaaliya. Danjiraha Ruushka Mikhail.

Read More