Day: July 12, 2019
Barnaamijyo

Barnaamjka Murti iyo Maaweelo (12-07-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{12-07-2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya weerar lagu qaaday Hoteel Ku yaala Kismaayo

Kismaayo-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qarax kadibna ay xigtay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (12-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Maxamed Cali Maxamed Iyo.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo sheegtay masuuliyada weerar ka dhacay hotel Ku yaala Kismaayo

Muqdisho-KNN-War goordhow kasoo baxay Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen masuuliyada weerer ku bilowday qaraxyo oo ka dhacay Hotel ku yaala Magaalada Kismaayo.

Read More
Somali News

Qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Qarax ismiidaamin ah ayaa Goordhow waxaa laga Maqlay Gudaha Magaalada Kusmaayo ee Gobalka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa ka dhacay Hoteelka  loo yaqaan Cas.

Read More
Somali News

Kheyre oo maanta Ku laabtay Dhuusamareeb

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareb ee Gobalka Galgaduud. Wafdiga.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta odayaasha kula kulmay Goobweyn

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Jimco ah Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan wakhti kula qaatay Deegaan dalxiiseedka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo kulamo ka wado Boosaaso

Boosaaso-KNN-Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku sugan Boosaaso ayaa Kormeeray dhismaha wadada lamiga ah ee Biyo kule oo cabirkeedu.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (12=07=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More