Day: September 4, 2019
Somali News

Khayre oo ku guuleystay inuu heshiis nabadeed dhex dhigo dhinacyadii isku hayey colaadii Xeraale.

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goob joog ka noqday saxiixa heshiis nabadeed oo ay gaareen bulshada ku nool deegaannada Xeraale iyo.

Read More
Somali News

41-cisho kadib kulanka guddoonada 17-ka degmo iyo duqa Muqdisho oo qabsoomay

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa galabta markii ugu horeysay kulan la qaatay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir..

Read More
Somali News

Duqii hore oo Muqdisho oo war kasoo saaray boobka dhaca dadka Soomaaliyeed loogu geysanayo K/Afrika

Muqdisho-KNN-Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa war kasoo saaray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee boobka joogtada ah loogu geysanayo dalka Koonfur Afrika..

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay dib u dhaca Kenya ay la dooneyso kiiska badda

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dalabka Kenya ee ah in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda kiiska badda ee horyaalla.

Read More
Somali News

Aqoonyahan caan ah oo lagu doortay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Hobyo-KNN-Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug waxaa lagu soo gaban-gabeyay doorasho loogu tartamayay guddoomiyaha Golaha hoggaaminta Beelweynta Habargidir oo degta gobolada bartamaha iyo Koonfurta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (04=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {04-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (04=09=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (04-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwali Abuukar.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {04-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:-

Read More