Day: September 8, 2019
Somali News

Akhriso Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timi.

Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (08=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {08-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (08-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo.

Read More
Somali News

Ciidamada AMISOM oo lagu qarxiyay Shabeellada dhexe

Jowhar-KNN-Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in laba qarax lala beegsaday ciidamada Burundi ee ka tirsan hawlgalka AMISOM. Qaraxyadan ayaa.

Read More
Somali News

Xidigaha xulka qaranka Soomaaliya oo gaaray Zimbabwe

Muqdisho-KNN-Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka  Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (08-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafsa Khaliif.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {08-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- –

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (08 09 2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Odayaal la kulmay Al-shabaab oo lagu xiray Shabeellada dhexe

Jowhar-KNN-Ciidamada amaanka ayaa waxaa lagu soo waramayaa in odayaal la kulmay Al-shabaab ay ku xireen deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellada dhexe. Odayaashan ayaa.

Read More