Day: September 10, 2019
Somali News

Kenya oo ku dhawaad 10 Askari looga dilay Mandheera

Muqdisho-KNN-War kasoo baxay dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen deegaan ka tirsan magaalada Mandheera ay ku dileen Sagaal Askari.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (10=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Zimbabwe oo 3-1 kaga adkaatay Soomaaliya cayaar ka dhacday dalkaas

Muqdisho-KNN-Xulka kubadda cagta Zimbabwe ayaa 3-1 kaga adkaaday xulka Soomaaliya, cayaar ka tirsaneyd wareegga koowaad ee is-reeb reebka loogu soo baxayo koobka adduunka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo ku dhawaaqay howlgal wado furis ah

Beledweyne-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xerada Ciidamada AMISOM qeybtooda Itoobiya kaga qeyb galay munaasabad ay iskugu yimaadeen saraakiisha ciidamada Itoobiya Madaxweynaha,.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo iskugu yeeray saraakiisha ciidanka ilaalada deegaanka

 Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed filish ayaa aqalka dawladda hoose ee Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa FANKA {10-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xaawo Luul.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (10=09=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xueen Canshuur Iyo Cabdiwali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (10-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {10-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (10=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More