Day: September 14, 2019
Somali News

Al-Shabaab oo caawa weerar ay dad badan ku laayeen ku aaday Qoryoolay

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa caawa weerar culus ku qaaday degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada Hoose, waxaana halkaas ka dhacay daagaal xoog leh oo sababay.

Read More
Somali News

Xiisadii ka dhalatay Ciidanka ee Baladweyne oo aan xal laga gaarin

Taliyaha Guutada shanaad Qeybta 27ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed Gashaanle Sare Faarax Cali Waasuge ayaa galinkii danbe ee maanta tababar u soo xiray.

Read More
Somali News

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo loo ogolaaday Talyaaniga

Muqdisho-KNN-Hey’add u gurmata dadka ay doonyaha kula ciladoobaan badda u dhaxaysa Yurub iyo Afrika ayaa badbaadisay tahriibayaal doonaya in ay Yurub galaan, waxeyna.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (14=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo caawa weeraray Afgooye

Afgooye-KNN-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa caawa weerar ku soo qaaday Bar kontorool oo laga sugo amniga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellad Hoose. Dagaalka oo socday.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hanolaato Ee Radio Kulmiye {14-09-2019}

Muqdisho-KNN;-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radio kulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Hanolaato waxaana halkana idin kaga soo jeedin doona:-Ayaanle Xuseen Cabdi:-.

Read More
Somali News

Kheyre oo soo gaba-gabeeyay safarkiisii Galmudug iyo Koonfur Galbeed

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, kadib 13 maalin oo safarro uu.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (14=09=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo  Maxamed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (14-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafsa Khaliif.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {14-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- –

Read More