Daawo:-Shariif Sheikh oo raali galin ka bixiyay qeyb ka mid ah khudbadiisii maanta
Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed oo markii labaad warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho muddo 12 saac gudahood ah ayaa raali galin.