Day: September 27, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (27-09-2019)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{27-09-2019}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Lafta-Gareen oo amar duldhigay Xildhibaanada maamulkiisa

Baydhabo-KNN-Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu amray in aysan wax mooshin ah ka keeni karin xukuumadda Cabdicasiis Lafta-Gareen, kaddib kulan maanta la.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (27-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo  Farxiyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (27=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (27=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

K/Galbeed oo amar ka soo saartay shirarka lidiga ku ah DF

Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray amarro lagu mamnuucayo shirarka siyaasadeed ee lagu qabto deegannada maamulkaasi wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho  ayaa maanta  booqasho  ku tagay safaarada Dowlada  Mareykanka ay ku leedahay Soomaaliya,.

Read More
Somali News

Dowlada Masar oo bilowday in ay xabsiga dhigto shacabka xilli laga cabsi qabo Banaanbaxyo

Milatariga Masar ayaa bilaabay inay xabsiga dhigaan qaar kamid ah dadka laga cabsi qabo inay hogaamiyaan banaanbaxyo la filayo inay maanta oo Jimce.

Read More
Somali News

Madadxweynaha Jabuuti oo ka hadlay tartanka ay Dawladdiisu kula Jirto Kenya

Muqdisho-KNN-Ismaaciil Cumar Geelle madaweynaha Jamhuuriyadda Dalka Jabuuti ayaa waxa uu ka hadlay tartanka ay Dawladdiisu kula jirto Dawladda Kenya kursiga aan joogtada ahayn.

Read More