Month: December 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (31=12=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Dibad baxayaal careysan oo Safaarada Mareykanka ee Ciraaq dab qabadsiiyay

Kumanaan kun oo  dibadbaxayaal ah ayaa gudaha u galay xarunta safaarada Mareykanka ee caasimada Ciraaq Talaadadii maanta  iyadoona caasimada baqdaad xaalad kacsanaan ah.

Read More
Somali News

Khilaaf la taagan dhismaha xarunta degmada Yaaqshid ee Muqdisho.

Waxaa khilaaf uu kataagan yahay dhismaha mudada dheer ku socda xarunta degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir kaasi oo dhowr jeer hakad uu galay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa FANKA {31-12-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maryan Muxiyidiin.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (31-12-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo Maslax.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (31-12-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {31-12-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:–

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (31=12=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maxkamadda ciidamada oo dil ku xukuntay 7 Shabaab ah

Muqdisho-KNN-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa todoba nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah, kadib markii.

Read More
Somali News

Maxaad ka ogtahay magaalada maalinteedii ay isku bedeshay habeen?

Muqdisho-KNN-Mallacoota, waa magaalo dalxiis oo ku taala gobolka Victoria ee dalak Australia, waxay 500km bari ka xigtaa magaaladda Melboune. Ku dhawaad 1,000 qof.

Read More